Posts
Showing posts from January, 2018
XAQIIQSO
- Get link
- X
- Other Apps

Hadii aad dooneyso inaad la hadasho Allah Salaadda Tuko Hadii aad dooneyso inuu Allah kula hadlo Qura'nka Akhri Noqo qof ku qanacsan dhaqankiisa balse ka hor mari Diintaada. Haku qancin inaad ku noolaato deegaan uu qofkale hagaajistay oo uu diyaarsaday, balse isku day inaad diyaarsato oo aad hagaajiso deegaankaaga. Soomaali ayaa horay u tiri 'Qofaan kuu furi doonin yuusan Kuu rarin'
Hibo waa tee?
- Get link
- X
- Other Apps
Hibooy Hibooy Hayaay Hibooy!! Hibada Mustaqbalkaaay!!! Hooyaalayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey!!!!!!! hahhahahaha Hibooy Qaabkaagan iyo Quruxudaa Rabi kuu Dhashiyo Walibaa Qalbigaaga Furan Ayaa Qof Waliba Dareen Qushuucle ku beera oo Qadarin Waad Mudantahee Inaan Murti Qaayo Badan Qadaa Iga ah oon ammaan Qayrkaaba Ku dhaafiyaa Jacaylbaa Igu Qasbee Howraartani Qaaliga ah Ku Qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy ku qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy Qosolkaagan iyo Dibnahaa Qalinka leh madaw Timaha Kala Qaybsanee Dabayluhu Qaadayaan Qooraansi Jaleecadooda Ayaa Qiro Igu Unkee Inaan Murti Qaayo Badan Qadaa Iga ah oon ammaan Qayrkaaba Ku dhaafiyaa Jacaylbaa Igu Qasbee Howraartani Qaaliga ah Ku Qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy ku qoro Laabtiyo Wadnaha Lyrics By Dahir Abdille Ali {Dahir Junior}
Gorfeynta Wargeysyada: YouTube oo sharciyo cusub soo rogay
- Get link
- X
- Other Apps
Gorfeynta Wargeysyada Todobaadkan Oprah Winfrey 2020, Ninkii lumiyay codkiisa iyo qodobo kale
- Get link
- X
- Other Apps