Posts

10kii guuldarro ee ugu ceebta badneyd Premier League-ga

Image
Waxaa dib usoo laabanaya Horyaalka Premier league ga oo hore loogu hakiyay cudurka Coronavirus dartiis, Halkaan, waxaan ku eegeynaa 10kii guuldarro ee ugu naxdinta laheyd qarnigan Premier League:   #10 Tottenham Hotspur 9-1 Wigan Athletic (23 NOV 2009)   Spurs ayaa faracididood ujirsatay in ay barbareyso rikoorkii goolasha guusha ee Man United ay dhigtay 15 ka hor wakhtigaas markii ay kooxda Ipwich 9-0 ku garaacday, laakiin ma aysan qaban karin wax intaas ka yar. Tottenham ayaa hogaanka ku heysay 1-0 aheyd qeybtii hore ee ciyaarta laakiin markii la soo laabtay shaqabaqa kooxda ku shubeen 8 gool oo kale, Jermaine Defoe ayaa shabaqa soo taabtay shan jeer, oo ay ku jirto seddexlwy uu dhaliyay todobo daqiiqo gudahood. Kooxda Wigan ayaa sharaf dhac badan kala kulantay guuldarradan aadka u xanuunka badan oo waxay markii dambe taageerayoosha dib ugu celiyeen lacagtii tigidhada safarka ah ee soo xaadiray ciyaaryta ka dhacday garoonka White hart Lane. http://news.bbc.co.uk/sport2/hi/fo...

Barnaamijka Gorfeynta Wargeysyada 26 January 2018

Image

MAQAL OO DHAGEYSO

Image
Ogow Maqal iyo Dhageysi waa ay kala duwanyihiin..hadaba sidee? Goordhow filo maqaalkan oo dhammrystiran... #DahirJunior

XAQIIQSO

Image
Hadii aad dooneyso inaad la hadasho Allah Salaadda Tuko Hadii aad dooneyso inuu Allah kula hadlo Qura'nka Akhri Noqo qof ku qanacsan dhaqankiisa balse ka hor mari Diintaada. Haku qancin inaad ku noolaato deegaan uu qofkale hagaajistay oo uu diyaarsaday, balse isku day inaad diyaarsato oo aad hagaajiso deegaankaaga. Soomaali ayaa horay u tiri 'Qofaan kuu furi doonin yuusan Kuu rarin'

Hibo waa tee?

Image
Hibooy Hibooy Hayaay Hibooy!! Hibada Mustaqbalkaaay!!! Hooyaalayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey!!!!!!! hahhahahaha Hibooy Qaabkaagan iyo Quruxudaa Rabi kuu Dhashiyo  Walibaa Qalbigaaga Furan Ayaa Qof Waliba Dareen Qushuucle ku beera oo Qadarin Waad Mudantahee Inaan Murti Qaayo Badan Qadaa Iga ah oon ammaan Qayrkaaba Ku dhaafiyaa Jacaylbaa Igu Qasbee Howraartani Qaaliga ah Ku Qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy ku qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy Qosolkaagan iyo Dibnahaa Qalinka leh madaw Timaha Kala Qaybsanee Dabayluhu Qaadayaan Qooraansi Jaleecadooda Ayaa Qiro Igu Unkee Inaan Murti Qaayo Badan Qadaa Iga ah oon ammaan Qayrkaaba Ku dhaafiyaa Jacaylbaa Igu Qasbee Howraartani Qaaliga ah Ku Qoro Laabtiyo Wadnaha Hibooy ku qoro Laabtiyo Wadnaha Lyrics By  Dahir Abdille Ali  {Dahir Junior}

Gorfeynta Wargeysyada: YouTube oo sharciyo cusub soo rogay

Image